1
/
of
1
My Store
Naftaydaay Gacalo
Naftaydaay Gacalo
Regular price
£15.99 GBP
Regular price
£22.99 GBP
Sale price
£15.99 GBP
Unit price
/
per
Couldn't load pickup availability
Naftaydaay Gacalo, waa buug naf-la-hadal ah oo inagu boorrinaya nafteenna in aynnu jeclaanno, si wanaagsan aynnu ula hadalno, hadallada tabanna aynnu ka ilaalinno. Waa buug fudud oo dad badan u noqon kara dhaymo nafeed. Waxa laga soo turjumay buugga Dear Me ee ay qortay qoraa Cula Dayuub.
Qoraaga: Cula Dayuub.
Turjumaanka: Maxamed-Qaamuus.
Mawduuca: Naf-la-hadal iyo Dhiirrigelin.
Bogagga: 107.
Share
